Daawo: Xildibaano Somaliland Ah Miyaa Ka Qeyb Galaya Caleema Saarka Axmed Madoobe , Jawaab Ayay Bixiyeen

Xildibaan Asad Cali Shire oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland oo dhawaan sheegay in uu ka qeyb galayo xafladda caleema saarka madaxweynaha Juballand ee Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu ka laabtay go`aankaas

Waxa uu sabeebayay in uu u tanaasulay qarankiisa oo si kale u arkay arintaas balse dhanka kale waxa uu hoosta ka xariiqay in maamulkiisa garab taagan yihiin Juballand

” Waa gardarro in cunaqabateyn la saaro , iyaga ayaa xaq u leh in ay doortaan hogaanka ay ku qanacsan yihiin” ayuu xildibaankaas sii raaciyay

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Dameer ban ka ciiyaya waxba kaga ma duwana doqonkan marqaansan oo damiirka xun. Waxaasaa qaran isk sheegaya qaranimooy xaal qaado. Farmaajaa bahal qundul ah ka taagayoo afkay ka wada shubmayaan. Duf ka baxa!

  2. Maxaad ku aflagaadeyneysaa ninkan ma inuu ka qeyb galo ayaad niyeysatay? marka riyadaadii ayuu suurta gelin waayey sidaa ayaad aflaagado kala dul dhacday? Ciil badanaa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*