DAAWO:- Xisbiyada taageersan DFS oo dhaliilay Shirkii Kismaayo iyo Faragelinta Kenya.

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeeshay in kabadan 20 xisbi siyaasadeed oo kajira somalia ayaa si adag lagu dhaliilay hanaanka loo maray siyaasadda Jubbaland.

Xisbiyadaan ayaa cambaareeyay habka shirkaasi loo qabtay iyagoona hadalo adag ku yiri madaxwaynayaashii hore ee somalia xasan sheikh maxamuud iyo sheikh Shariif Sh.Axmed.

Dhinaca kale xisbiyadaan ayaa ku baaqay in ciidanka kenya laga saaro  somalia iyagoona si wayn u cambaareeyay dandaansiga kenya ay kawada gudaha dalka.

HALKAAN KADAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*