DAAWO:Madaxweyne Farmaajo oo Si Yaab leh Loogu Soodhaweeyey Adis Sababa Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha ee Bole si diirran ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. waa sidaa, qashinkuna kismaayo halagu qubo, sharaftuna sidaas ha u xaragooto.

    war nikani dadkan aad buu u yaqaanay, aloow maan mar hore taa samayno.

  2. @ Ahmed

    Sxb Hadda Markaad Aragtid Farmaajo oo si layaab leh loogu soo Dhoweeyey Addis Ababa waxaad oran doonta wiilka Xamar ku dhashay waxaa naga xiga wiilka Addis ku dhashay !!!

    Ha Wareegto Giraantu.

  3. Dab La Ridey

    Kkkkkkkk Xaarmaajo waa credit card oo kale. Waxaa la xoqdaa marka dan laga leeyahay oo keliya. Waxa uu Abiy Ahmed ka rabo uunbaa meeshaas yaala mooyaane isaga dan gaar ah lagama laha. Waa hacoo diyaarad lee in la Koro uun bartey Xaarmaajo. Ma dhaamo teenaga rollercoaster inuu Koro bartey. Marwalba oo uu Xaarmaajo diyaarad Koro, sidii ilmo yat ayuu Wii da guraa. Waan duulaayaada ayaa ka dhamaata inta uu cirka kusii Jiro. Kkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*