Deg Deg Daawo:Wefti Ka Socda ONLF Oo Garaad jaamac Ku Soodhaweeyay Saaxdheer

Wefti Balaadhan Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ururka ONlf Ee Ka Jira Dowlad Deegaanka Itoobiya Ayaa Maanta Si Heer Sare Ah Loogu Soodhaweyey Magaalada Saaxdheer Ee Ka wada Tirsan Gobolada Sool iyo Gobolka Doollo.

Waxaan Ku Soodhaweyey Garaadka Guud Ee Gobolada Sool,Sanaag,Cayn Iyo Doollo
Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Iyo Waxgaradka,Bulshada Qeybaheeda kala Duwan Ee Magaalada Saaxdheer

U Jeedka Weftiga Ururka Onlf ayaa Daaran La Tashiga Bulshada iyaga Garaadka Iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan Kulma gaar gaar ah la leh.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Garaad Jaamac marku qayilaadi hargeisa ka daalay ayu Holiday ugu baxay Kilinka shanaad oo isyiri caanaha geela ugaadeen kuso qaras bax.

    Wale Rag badan oo aan garanayo aya ceebeeyey kilmadda GARAAD. Garaadow Ba’

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*