DEG DEG:Buuhoodle oo Somaliland Laga Mamnuucay Iyo Gabadh Dhalinyaro Haldoorka Deegaanka Ah oo U taagan Musharax

Buuhoodle Ayaad Mooda Inay wayadani ka Nasatay Hardinka Siyaasadeed ee Maamulka Gobolada waqooyi Iyo Puntland ,waxaana Hada Deegaanka Siweyn Looga Tageersan yahay Siyaasada Puntland Inta Badan.Buuhoodle oo sanadkii Ugu Danbeeyey Abaal marin ku heshay Xuska Puntland.

Haboon Axmed Cabdi oo Dhalinyarada Deegaanka wax Baratay Ka mid Ah Ayaa U taagan Xildhibaanka Golaha Degaanka Degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn,waxayna Sheegtay Inay tahay Xiligi Haweenka Xilka deegaanka qaban lahaayeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*