DEG DEG:Madaxweynaha Puntland oo Kismaayo u Duulay Iyo Dowlada Soomaaliya Amar Kusoo Rogtey Madaxweyne Deni

Madaxweynaha Puntland Ayaa u Duulay Kismaayo Xili Dowlada Wadey Amaro A Kusoo Rogasey Inuusan ka Qey Galin Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madaoobe.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maalmahaan waday inay joojiso inaysan Siyaasiyiin ka qeyb-gelin xaflada Caleema saarka ayaa ku guuleysan weysay inay Madaxweyne Deni ku qanciso in uusan ka qeyb-gelin xafladaas.

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya kana soo jeeda deegaannada Puntland ayaa tegay Magalada Boosaaso ee Gobolka bari,kuwaas oo Madaxweynaha Puntland kala hadlay in uu ka baaqsado Xaflada Caleemo saarka,hayeeshee la sheegay in taasi uu diiday.

Wararka laga helao saaka Magalada Boosaaso ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uu Maanta oo Arbaco ah ku wajahan yahay Magaalada Kismaayo si uu uga qeyb-galo Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Meesha askareyni ma taal, cid amar la siin karaana ma jiraan. Madaxweyne Dani berri ayuutegayaa ishaa allah. warka yeynaan bedelin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*