Hodan abdirahman Oo Sheektay in Loo Diiday Kismaayo Caleema Saarka MD Jubaland

Sidaad Muuqaalka Hoos Idin Kaga Muuqda Aad Kuwada Aragtaan Waa Fanaanada Hodan Abdirahman Dheere Oo Sheegtay inay Kismaayo Aadi Laheeyd Oo Ay Ka Qeyb Gali Laheeyd Caleema Saarka Madaxweynaha Jubaland Balse Xanibaada Saaran Dhanka Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha ayeysan U Suura Galin.

Muhashada Codka Fanaanada Qarniga Hodan Cabdirahman Dheere Nala Daawada Muuqaalkaan Figradiinana Hoos Qeybta Comment Nagula Wadaaga Saaxiibayaal Halkani Waa Hoyga Fanka Iyo Suugaanta Fandhuux.com Mahadsanidiin

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*