Itoobiya oo Ogolaatay Inay dalkeeda Kusoo laabtaan Muwaadinin Soomali Kujirto Mudo Dheer Mamnuuc ka Ahaa

Madaxweynaha Itoobiya Zewde Sahle-Work ayaa sheegtay in 90,000 oo itoobiyaan ah kuwaas oo dalka ugu cararay arimo siyaasadeed ay iminka soo laabteen.

Mrs Zewde waxaa kaloo ay tilmaantay in la siidaayay maxaabiistii dhanka siyaasada.

Dadka dalka ku soo laabtay waxaa ka mid ah Jawar Mohamed,Mohamed Ademo oo si weyn ugu ole oleeye ururka Oramada OLF iyo Birtukan Mideksa oo hada ah gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Itoobiya.

Zewde waxa ay sheegtay in doorashooyinka itoobiya sanadka soo socda ay noqon doonaan kuwo xor ah.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*