Saturday, June 6, 2020

Monthly Archives: October 2019

ONLF oo ku dhawaaqday in ay badal ku samaynayso Magaca jabhadeeda “Sababta iyo magaca...

1
Hogaamiyaha jabhadda ONLF Admiral Maxamed Cusmaan, ayaa sheegay in magaca Ogaden ay  ka tanaasulayaan hadii loo arko maslaxada Shacabka Soomalida, isagoo tilmaamay in muhiimada...

Webiga shabeele oo xilli habeen ku fatahay xaafado ay dagan yihiin dad danyar ah.

0
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegagaya in wabiga Shabeelle uu xalay fatahaad ka sameeyey Xaafado katirsan Magaaladaasi. Wabiga ayaa waxaa uu ku fatahay  Suuqa ugu...

DFS waxay heshay Xermooyin shidaan oo aan la filayn “Sidee loo qaybsanayaa dakhligaasi?”.

1
Sida uu shaaciy Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shidaalka & Macdanta Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal Shirkadaha Shidaalka ee kala ah Shell iyo Exxon Mobil ayaa dowladda Soomaaliya...

Degdeg Sawiro:- DFS oo Ciidamo ku daad guraysay magaalada Dhuusamareeb + Xiisada oo cirka...

0
Wararka ka imaanaya Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta halkaasu ay ka degtay Diyaarad sida 60 askari oo ka tirsan...

Degdeg DAAWO:- Ciidanka DFS oo weerar ku qaaday Guriga uu Dhuusamareeb kadagan yahay Sh.Shaakir.

0
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa goordhow rasaaseeyay madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa xaqiijiyay in...

Maxaad kataqaanaa 10ka nin ee qalqaliyay amanka dalka Kenya “Magacyadooda iyo shaqooyinkooda”.

0
Booliiska dalka Kenya ayaa soo saaray liiska toban nin oo qeyb ka ah kooxda argigixisada ah ee Alshabab islamarkaana dilalka ka geystay magaalada Mumbasa. Sida...

AMISOM oo ka aargudatay shacab aan waxba galabsan kadib qaraxii maanta lagu laayay.

0
Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa maanta qarax miino waxaa lagula eegtay degaanka Buurane oo ka tirsan degmada Mahaday ee gobolka Shabeellaha Dhexe Qaraxa ayaa...

DAAWO:- DFS oo beenisay Sheegashadii Midawga Yurub “Ciidankeena badda lagama soo badbaadin waana been...

0
Taliyaha ciidanka Badda ee Soomaaliya Admiraal guuto Cabaas Amiin Cali oo maanta shir jiraa’iid u qabtay suxufiyiinta ayaa ka hadlay warar sheegayay in ciidamo ka...

AKHRISO:- Puntland oo qasab ku hergelisay gole deegaan oo aysan raali ka ahayn shacabka...

0
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose ee Puntland, ayaa goor dhowayd ku dhawaaqday liiska xidhibaanada cusub ee golaha degaanka degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn. Liiskaan...

AKHRISO:- Sheekada Darawalkii badbaadiyay Shacabkii ay xasuuqi lahaayeen Alshabab.

0
Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in Darawal Gaari Hoomey ah waday uu 8 qof oo Kenyaan ah ka badbaadiyay Ciidamo ka tirsan Al-shabaab. Onesmus Kyatha,...

SAWIRO:- Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad kaduwan khudbadihii madaxda kale ka jeediyay Ruushka.

0
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi iyo maalgashi ee...

Degdeg:-Qarax xoogan oo lala eegtay askar katirsan Ciidanka Burundi ee ka howlgala Sh.Dhexe.

0
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, gaar ahaan Burundi maanta lagu qarxiyay degaanka Buurane oo ka...

Ciidamada Kenya oo qarax xoogan lagula eegtay Gobolka Waqooyi bari + Dad loo xidhxidhay...

0
Ciidamada amniga ee magaalada Gaarisa ayaa soo xiray laba qof, islarmarkaana gacantana ku soo dhigay hub, kaddib howlgal ay ka fuliyeen deeganka Liboi halkaasi...

Muqdisho:- Xildhibaan ugeeriyooday dhaawac uu ugeystay Masuul uu barayay sida loo rido Bistooladaha.

0
Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday Xildhibaan Xasan Cali Xasan oo ka mid ahaa Golaha degaanka Magaalada War-sheekh ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Xildhibaanka...

DAAWO:- DPWorld oo burbur qarka usaaran kadib markii la fahmay dabinkeeda qarsoon “Jabuuti ayaa...

0
Sharikadda Dekadaha ee Dubai ayaa sheegtay in ay Bangiyada Caalamka ka la’dahay lacagaha deymaha ah ee ay maalgashiga ku sameyso kaddib khilaafkii dowladda Jabuuti...

Kenya oo qirtay in uu hoos udhacay dhaqaalaha kasoo gala Somalia “DFS oo...

0
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in uu hoos u dhac weyn ku yimid Qaadkii ay u dhoofin jirtay Soomaaliya kaddib xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhalatay...

Diyaarado si xiriir ah duqeymo uga gaystay deegaano ka kala tirsan Gobollo ay ku...

0
Diyaarado dagaal ayaa waxaa ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobalada Jubbooyinka iyo shabeeladda hooose. Duqaynta  ayaa si gaar ah waxaa  loola  bartilmaameedsaday saldhigyo...

SAWIRO+Xog:- Kulamo aan waxba la iskula harin oo kadhacay Dhuusamareeb iyo Sh.Shaakir oo...

0
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galguduud waxaa xalay kulan ku yeeshay Labo gudddi farsamo oo iska horjeeda, kuwaa oo sheegay in ay ka shaqeynayaan...

DAAWO VIDEO:Shacab Dan Yar Ah Muuse Biixi Guryahoodii Xoog Uga Dhacay oo Dowlada Soomaliya...

1
Qaar ka mid Ah Shacabka Dan yarta Hargeysa Ayaa Qeylo Dhaan ka Diray Guryahoodi oo Xoog Uga Saaray Maamulka Muuse Biixi Kuna haysto,Waxana Laga...

DAAWO:Madaxweyne Farmaajo oo La Kulmay Madaxweynaha Ruushka Putin.

0
Madaxweynaha Soomaliya Ayaa Kulan Kooban Kula Kulmay Shirka Dalka Ruushka ee Madaxda Aduunka Ka Qeyb galayaan,Kulanka Salaanta Kooban Ayaa La Sheegay Inuu Qeyb Ka...

DAAWO VIDEO:XOG ADAN OGAYN Turkiga oo Awoodaha Hubka Soo Saara Sare Maray Mustaqbalka Maraykanka...

0
Turkiga ayaa tobanki sano ee ugu dambeeyey wuxuu sameystay warshado hubka lagu sameeyo isaga oo uga gol leh si uu uga kaaftoomo ku tiirsanaanta...

DAAWO:- Kheyre oo xafiiskiisa kuqaabilay wufuud African iyo Cadaan isugu jirta.

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda qaramada midoobay iyo midawga...

DAAWO:- Khaatuma oo iclaamisay Dagaal kadhan ah Puntland “Maamulka Majeerteeniya wuu ka shalaayi doonaa...

6
Masuuliyiin katirsan Maamulka Khaatuma oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Ceyn ayaa waxaa ay dhaliil ka keeneen Faragelin ay...

DAAWO:- Somaliland oo si toos ah u aflagaadeysay Gudoomiyaha Xisbiga WADANI “Jawaabta karbaashkii shalay”.

0
Afhayeenka madaxweynaha Somaliland  Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa ka hadlay hadalkii kasoo yeeray guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, kaas oo salka ku hayey eedo...

DAAWO:- Saraakiil si kedis ah ugu geeriyootay duleedka Hargaysa iyo Kuwa dhaawacyo halis ah...

0
inta la hubo laba Sarkaal oo katirsan Ciidamada Soomaaliland ayaa la xaqiijiyay in ay ku  geeriyootay halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen, kadib markii...