Puntland oo Bilowday Dagaalkii Ugu danbeeyey Somaliland Gobolka sanaag Kadib Markii Beelahii Gobolka Ku Biireen

Wararka Laga Helayo gobolka sanaag Ayaa Sheegaya Inuu ka Taagan yahay Dhaq Dhaqaaq Ciidan oo Xoogan,Kaasi oo Ay wadaan Ciidamada Puntland oo inta badan fadhsimahii Gobolkaasi ee Soomaliland Hada Toos Ugu wada Biireen Dhanka Puntland.

Puntland wasiiro Iyo Masuulin ka Socda Ayaa Booqday Jiidaha Ciidamada,waxayna Ugu baaqeen Ciidamada dagaalkii Ugu danbeeyey ee Gobolka sanaag Uga saarayaan Maamulka Soomaliland,Madama Ciidamada yahiin Kuwo haya Xogta Soomaliland oo Mudo ka Tirsanaayeen.

Xeryahii Ugu danbeeyey Ciidamada Soomaliland ee Puntland ku Biiray Ayaa la Gaadhsiiyey Baabur dagaal oo Puntland Ka Socda.

Dadka Gobolka Ayaa u Muuqda Inay Tageereen Dhanka Puntland.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*