SAWIRO:- Degdeg:- Banaanbax rabshado wata oo hadda a bilaawday Magaalada Garoowe.

Wararka haatan inaga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxay sheegayaan in halkaas uu gowr dhaw kabilaawday banaanbax rabshado wata oo ay dhigayaan dad caraysan.

Banaanbaxa ayaa salka kuhaya dil xalay kadhacay gudaha Garoowe, waxaana banaanbaxayaasha ay taayaro ku gubeel Barxadda wayn ee magaalada iyagoona sidoo kale xiray wadooyin muhiim ah.

Halkaan hoose kadaawo sawirada

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*