TOOS UDAAWO:- Xafladda Caleemasaarka madaxwaynaha Jubbaland oo hadda kasocota Kismaayo.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

3 Comments

  1. Asc Suldaan Dab La Riday salaan gobeed iga hano. Mar dhaw baan arkay fariintii aad page hore noogu soo dhigtay oo tiri safar baa ku soo galay. War suldaan safar salaama Ilaahay ha kaaga yeelo oo soo noqo adoo nabad ah. Meesha waa lagaa tabi doonaa sxb safar salaama.

  2. Asc Wr WB Shacabka Puntland and Somali. I could not take my vacation whhen see these dummies who are bringing our enemy Kenya to Kismaayo. Haddaynu Nahay Shacabka Puntland marka hore:
    1. Puntland shacabkeeda raali kama ahan in Deni Iyo Faroole burburiyaan Dawlada Federaalkab Soomali labaduba waa dalaalo ushaqeeya United Arab. Puntland waa hooyada fedralka Somali meel ay dhistay qalad ayay ku tahay in labadaan Loosers ku cayaaraan Sumcada Shacabka Puntland. Somaali ha ogaato Deni Ma mathalo Puntland waa Damuljadiid hoos yimaado Xasan Culusoow, Faroolena waa nin jeebkiisa ka fikira.

    2. dawlada Soomaliya ee uu hogaamiye madaxweyne farmaajo isagana dhaliil fara badan ayuu lee yahay waa inaad joojisaa xayiraada aad ku heyso Puntland iyo maamul goboleedyada oo dhan, xaqoodiina aad sisa, waxaana qalad kuugu ah inaad xoolaha maamul goboleedyada ee soo dhaafin Muqdishu.

    3. Ahmed Madoobe waxaa isagana kula talin lagaa adeer 8 years ayaad xukumeysay Jubaland waxaad dhaafi la dahay Kismaayo orodoo umada islaamka ka hor leexo weeynu ognahay taariikh xumidaad inaad ahaan jirtey Alshabaab.

    4. Sheeriif Sakiin iasaga lagama hadli karo xoolihii Reer baydhabo afka udhigtay waana dambiile. Xasan Culusoow waa ninkii xaday 1 bilion oo somali loogu deeqay, Gabre noosoo seexiyey Villa Somalia. Sheikh Sherrif, Cumar Cabdirashiid, cabdishakuurna dhamaan Baddii soomaliya ayay gateen dhamaantood waxaa jooga Kismaayo Waa Tuugo ku fashilmay siyaasada Soomali.

    Finally, Soomali waxaa la quman inay iscafiso, gacmaha isqabsata, dawladaan taageeran ilayn dawad xun ayaa dhaanto dawlad la-aan.

    Guul Puntland nd Somali.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*