VIDEO WAR DEG DEG: Madaxweynaha Turkiga oo Hanjabadi Ugu Cuslayd U Diray Sucuudiga

Erdogan Ayaa Hanjabaad Iyo Hadalo Cadho leh ugu Jawaabey Dhowr dal oo Carbeed oo Weerarka Turkiga Ku Tilmaamay Weerar gardaro Xad Gudu Ah,waxaa ka Mid Ah Sucuudiga Iyo Masar.

“Waxaan Doonayaa Inaan wax ka Dhaho Dhowr wadan oo Hadalo Daqiif Ah ka Sheegay Difaaca dalkayga,Ugu Horayn waxaan ka Bilaabaya Sucuudi Araabeya,sacuudi Isku Fiiri Muraayada,Yaa Galiyey Xaaladani Dalka Yeman,Fiiri Yeman waxa Ka Dhacaya hada”

“Kumanaan Kun oo Shacab Ayaa Ku Dhimanaya Yeman,Sucuudi Arabeyow Marka Hore Waa Inaad ka Hadashaa Xaaladaasi,is Xisaab tani Adigu Marka Hore ,kama Hadli Kartaan dagaalkeena Argagixisada”Ayuu Yiri Erdogan”

“Sidoo kale Masar,Sidaasi oo kale Ayaan Uga Hadlayaa ,Waxaad Hog Ku Ridey Dimuraadiyadii Dalkaga Masar sisi,Waxaad Sababtay Inuu Nolol Xumo U Dhinto Mursi,Kaasi oo Ay Doorteen 55% dadka Reer Masar Si xalal Ah,Waxaad U Diidey Xataa Qoyskiisa Inay Booqdaan,Midaasi oo cadownimadada Adigu Leedahay Sisi”

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*