VIDEO:DHACDO XANUUN BADAN – HOOYO SOMALIYEED OO WIILKEEDA BOOLISKA UDHIIBTAY

Qiso Aad Dhif U Ah Ayaa Hooyo Soomaaliyeed Samaysay kadib markii Wiilkeeda oo Diley Wiilkale oo Soomaaliyeed ,Hooyadani Ayaa Wiilkeeda U Dhibtey Booliska Si Ay Dhibaatada uu gaystey Loogu Qaado.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

Waa #Qiso Naadir Laba Hooyo Soomaaliyeed Mid Wiilkeeda Diley Wiil Kale Boolis U Dhiibtey Hooyada Kale oo cafisey ,Lugteeda Ugu Tagtey Hooyada Full Muuqaalka:https://youtu.be/xp3T_kcJScE

Posted by Mohamed Shiine on Monday, October 14, 2019

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*