Waji Is Diidan oo Kismaayo Isku Arkaya & Xaalada

Kismaayo(Marqaannews.net)-Kismaayo Waxaa Ku wada Sugan sadex Madaxweyne oo Sheegtay Inay yahiin Madaxweynayaasha Jubbaland,waxaana Ciidamo kala tageersan hadana is Waji yaqaan Buux Dhaafiyey Magaalada Inta Badan.

Mucaaradka Dowlada Ayaa Maanta wada tagaya Kismaayo,waxaana Labada Nin ee Madaxweynayaasha Sheegtay Ugu Baaqeen Mucaaradka Madaxda Inaysan tagin caleema Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe.

Halkani Video Ka Daawo

Hoteelada Magaalada Ayaa Buux samey waxaana la Kala dajiyey Siyaasintani Guryo Gaar Ah,Iyo Guriga Martida Madaxtooyada Sida wararka Sheegayaan.

xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif Ayaa Sheegay Inay isku Dayayaan inay madaxda Kale ee Sheegtay Madaxweynaha Jubbaland Ay la Kulmayaan Si Ay iskugu Soodhaweeyeen Jubbaland Sida Wararka Sheegayaan.

Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif Ayaa Doonaya Inay Kismaayo noqoto meel Mustaqbalka Doorashada Ku fanaan ,Iyagoo Doonaya Inay Xaliyaan Khilaafka Madaxda kala Sheegtay Madaxweynaha Jubbaland,Taasi oo Ah Midka Ay Doonayaan Inay Dowlada Kula Gor Gortamaan Arin Ay xalin weydey Inay Xaliyeen.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*