XOG:- Siyaasiyiinta Khaatuma oo shir xasaasi ah uga socda Muqdisho “Cali Khaliif oo abaabul aan caadi ahayn wada”.

Siyaasiyiin kasoo jeeda gobolada Sool iyo Cayn iyo xubno katrsan dowladda federalka Soomaaliya, ayaa Muqdisho ka wada qorshe ku saabsan in xildhibaanada beesha Dhulbahante ee u matalidoono barlamaanka soo socda lagusoo doorto Muqdisho.

Xubnahaan ayaa Muqdisho ku qabsaday shir loogu magac daray hindisaha maamul u sameynta goboladaas oo ay haatan kala maamulaan Puntland iyo Somaliland. Lama oga waxa kusoo beegay waqtigaan.

Cali Khaliif Galaydh ayaa kamid ah siyaasiyiintaan shirkaan qeybta ka ah, waxaana isaga rag kale oo ku hungoobay heshiiskii Somaliland, ay la galeen ay u muuqataa inay Muqdisho barmaaij kale ka abaabulayaan.

Dowladda Piuntland ayaa haatan gacanta ku haysa hannaanka ay ku yimaadaan xildhibaanada goboladaas, iyagoo qeyb ka ah xildhibanada Puntland u matala barlamaanka Soomaaliya.

Waxaa markii ugu dambeysay lagu doortay magaalada Garowe, kadib, kadib markii lagu heshiiyay in dowlad goboleed kasta uu la yimaado xildhibaanada goboladiisa.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

7 Comments

  1. walalayalow dhulbahante so mabartan Dr.Cali khalif oo sida Daruurta Roobka hadba meel uroobracaya,malin dhaweyd waxuu laha muqdisho ayan hawlo iigara u’adaya hadana waxa muqata in uu shirar siyasad ka dhexmuqdo,dadka Caqliga cali khaliif yaqan muarkuu laha shaqo iigaara ayan muqdisho u’adaya waxa lagaranayey in uu kabaqayey muuse bixi in uu xasbsiga dhigo,hase yeshe anigu wan tuhun sana arintas,Dr.cali khaliff ninmanka muqdisho mamula oo ah niman dhalinyaro ah oo mesha aay wax uwadan lagu wareray sida aay isula kenayan la’arki done.

  2. Kuwanu Dhulbahante waxba kuma leh oo dameero aan damiir iyo dareen midna lahayn oo snm say doonaan u rartaan. Waa khasiisiin aan wax isku falin iyo khaakho ay Dhulosku iska tufeen. Duf ku baxooyin.

  3. ASC.
    Anigu waxaan ku talinayaa in maanta Cali Khaliif la soo qabto oo xabsiga xamar lagu xiro illaa uu soo celiyo malaayiintii doolar ee uu kala fakaday ummda soomaaliyeed.Waxay soomaaliya la dagi la dahay waxaan ju loo dhihin dambiilayaashii dad badan soo xasuuqay.Tuugadii dalka dhacday.Dambiilayaashaas oo dhan hadda waa wada madax sar-sare.Marka see u dagayaa dalku?Illaa kuwii wax qaribay baa wali madax ahe.War dambiilayaasha soo qab-qabta oo ku qaada dambiayday galeen.

  4. Waxaan waa Siyaasad, cid waliba wey dagaalameysaa, Cali khaliif danihiisuu wataa. waxaana loo dagaalamayaa Kuraasta xamar, Wixii dhulbahante ku degayo ee dhibka snm ku hayso kaga raysano ,haloo sameeyo.

  5. Dhabayaco xaniin haha aad dbulbahante u haysataan maxaad Iidoor ugu haysan weydeen, was adinka Yoogada ciyaaree,markaad Iidoor aragtaan futada kor u taag taaga,awsaakh,Yar Yar.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*