XOG XASAASI:Inqilaab Ka dhan Ah Madaxweyne Deni oo Muqdisho ka Socda

Xildhibaanada Ugu badan barlamaanka Puntland Ayaa Culays ku haya Madaxweynaha Puntland saciid Cabdulahi deni ,Iyadoona Hada Xildhibaanada Puntland Lacago mooshin ku sameeyaan ka Helayaan Dhanka Villa Soomaaliya.

Dowlada faderalka Ayaa dagaal Hoose Ku bilowday Madaxweyne Deni kadib markii uu Diidey Inuu wadalada la Hadlo Sidoo kale Kulan Xildhibaano iyo wasiiro faderalka Ahna Guul daro ku dhamaaday isnuu iska Joojiyo safarkiisa Magaalada Kismaayo.

waxayna Dowlada u Degtey Qorshe Mooshin Xilka Looga qaadayo Iyadoo Loo balan qaadayo Xildhibaanada Ugu gal galka Badan Puntland Lacago Faro badan inay Muqdisho Uga Imaado.

Wararka Ugu danbeeyey waxay sheegaan inuu madaxweyne Deni muqdisho tagayo Si madaxda Dowlada uu Ugala Hadlo inuu Dhex Dhexaadiyo Dhanka Jubbaland Iyo Kulamadiisa waxa kasoo Baxay.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. ASC.
    In ka badan 50 years baa xamar looga soo duulayey ardiga reer puntlaan.Allaah mahaddiis waxna laga qaadi waah.Insha Allaah reer puntlaan diyaar bay u wada yahiin iska difaacida Mooryaanta xamar laga soo hubeeyo.Waan naqaan saan ula diriro dadka Mooryaantaa.(We know how to fight the rogues people).Reer puntlaan kuma cusba shidooyin xamar laga soo maleegay oo qibrad dheer bay u leeyahiin.Wayna yaqaaniin dhagarta Mooryaanta xamar.Reer puntlaan xamar kuma duulaan oo shido lama aadan ee ayagaa soo raadsada.Markastana way ku jabaan dagaaladay soo qaadan Mooryaantu.Waayo way gardaran yahiin.
    Markaan Mooryaan leeyahay kama wado dadka xamar oo dhan ee waa kuwa khaatiliintaa ee dadka bilaash ku laaya oo ku dhaca.Dadka xamar inta badan wa masaakiin an dambiyo lahayn.

  2. Iska daa wax Xamar laga abaabulayee, Puntland dhexdeeda ayuusan ka socon karin mooshin iyo waxa aad sheegeysaa . Xamar lagama dooran ninkaan Puntland ayaa laga doorta, namana soo marin taasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*