DAAWO:- Ciidamadii kasoo goostay Axmed Madoobe oo soo galay Luuq “Iyagoo heesaya iyo shacabka oo faraxasan + Rasaas”

Ciidamadii maanatay ka soobaxay baladxawo ayaa si diiran loogu soodhoweeyay dagmada luuq waxayna lawareegeen saldhiga dagmada iyo meelo kale oo muhiim ah

halkaas oo lafilayo inay ku maraan daata baysta kana mid noqdaan ciidamada xooga dalka oo mushaarkii loo badiyay

ciidamadaan ayaa iska diiday warkii axmed dhuxul oo aha idinka iyo hubkiinuba imaada ceelwaaq oo ay ciidamada Kenya xoog ku haystaan

Maalmahaan soosocda ayaa lafilayaa madax sare oo ka kasocota fadaraalka ay halkaas gaari doonaan.

HALKAAN KADAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here