DAAWO:- Dhaqaale lagu hubaynayo Dhoobo-Daareed oo laga aruurinayo Qurbaha + Warsangeliga Dibadaha kunool oo soo hadlay.

jaaliyada Beesha Warsangeli ama Maakhir ee Ku dhaqan dalka Caalamka ayaa Si adag uga Hadlay Falkii Xilka Lagaga Qaaday Dhoobo-daareed iyagoo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xilka qaadistisina.

Kulan Jaaliyadu ay yeelatay ayay ku balan qaadeen in ay dhaqaale ku bixin doonaan sidii Dhoobadaareed uu wax ugu qaban lahaa Gobolka Sanaag isla markaana ay ka maarmi doonaan Puntland iyo Garoowe.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

4 Comments

  1. Waxan Donaya in aan ujawabo jaliyada Delmarka ee makhir warsangali,walalayal marka ugu horeysa wad salaman tihin,salanta kadib hadad tihin jaliyada wadanka Delmark war saxan kama haysan sida xaqiqdu tahay ama aaydan is indhatiran,gudomiye dhoobo waxuu shaqadisa kuwayey wa wax asagu kensaday,hadad kuracsantihin iyo hadii kale,shalay Qurux iyo wanag aya lagu dortay logamana xumeen,kisas badan aya lagu haya,waxa lobahan yahay in wax lahubsado sida aad udegdegeysan waxa karoon in aad misantan waxad sameynaysan,in aad khalad kugarab istaagtan nin shaqadisi lumiyey wa laga roon yahay.

  2. ASC.KU:M.Warsame.
    1.Arintu waa saad u sheegtay oo Dhoobo Daareed waatii muran la’aan loogu doortay wasiiru baarlamaanka puntlaan.Dhoobo waxaa laga waayey wixii loo doortay in uu si sax ah u fuliyo.Waxaa laga waayey in uu faraha kala baxo xamar iyo arimaheeda intuu hayo jagada waiiru baarlamaanka puntlaan.Wuuna diiday oo waakii mudada ku maqnaa xamar.Xamar wuu aadi karaa oo kama xirna,laakiin suu u aaday baa ahayd midaan dani ugu jirin dadka iyo dalka puntlaan.Dhoobo Guri marar badan baa lagala taliyey in uusan horseedin shido ku timaada nidaamka puntlaan taas oo laga soo alifo xamar.Dhoobo wuu ka dhago adaygay.Sida la sheegayo Dhoobo cidna wuu ka amar qaadan waayey.Meeshuna waxay ku shaqaysaa kala amar qaadasho iyo wax qabad joogto ah.Dhoobo markuu xamar ka soo noqday waxuu isku dayey Cinqilaab uusan qarsan isagoo islahaa xamar bay ciidamo badan kaaga imaan doonaan.Waayo taasi waa heshiis uu la soo galay xamar.
    2.Warsangeli.
    Say ila tahay warsangeli ku gacan siin mahayo Dhoobo dambiyadii uu ka galay ummdaha reer puntlaan.Dhoobo waxuu suubiyey khiyaano qaran.khiyaano qarana waa dambiweeyn oo mudan dil ama xabsi dheer.Warsangeli way ka hadli karaan wixii dhacay laakiin uma malaynayo in ay Dhoobo raali uga wada yahiin dambiyadii uu ula kaca u geystay.
    3.War xiligaan la joogo maaamulka itaalka yar ee xamar laga sheego waxaa naga dhexaysa cadaawad aad u fog.Waana mid ay abuurtay dawlada liidata ee xamar joogta.Ninkii reer puntlaan ah oo soo hogaamiyana waa cadawga koowaad ee reer puntlaan.Waayo Ina farmaajo Shabaab cadaw uma arko laakiin reer puntlaan buu u arkaa cadaw ku soo taagan.Ina farmaajo kama hadlo dhibaatooyinka ay shabaab ku hayaan shacabka koonfurta soomaaliya ee waxuu diirada saaray bur-burinta puntlaan.War puntlaan waxaa bur-burin waayey Xassan Shiikh oo Ina Farmaajo ka shar iyo lacag badnaa.50 sano ama illaa 1969 baa xamar looga soo duulayey reer puntlaan waxna loo dhimi waaah Allaah (swt) mahaddiis.Markastana jab iyo jac bay la naqonayeen ee Ina farmaajo xaggee buu joogaa?Ina Farmajo is nothing.He can not defeat our strong ummah.Ina farmaajo askarta uu isku halaynayo waa maleeshiyaadka Abgaal iyo Mururufsade.Waxaasune waxba nooma dhimin karaan ee ha soo daayo.

    • Atariisho, maa waxaad rabtay in Warsangali wax waliba oo xun aad ku haysaan Gobalada bari ay kugu raacaan ama kuu sacabbo tumaan?Dbulbahante ayaa tahay,Warsangali waa kuwaa maanta xaqiiqada fahmayn,Cali Saleemaan ayaa ku Soo xiga,Aaran jaan waa u dhammaatay,doqonimada Maxamuud Saleemaan waxay awoodi waayeen in ay maalin siiyaan xukunka dadka waddankaa la deggan,waataa maanta Garoowe iyo geedka timirta ahaa oo la isu fadhiisan jiray, Maxamuud Saleemaan jiq ayey ku tahay.

  3. Warsangeli hada ayay hayaan taladii saxda ahayd adeer waxaad adigu leedahay oo aad xor u tihiin sameysta maxaa idin daba dhigay wax reera idinla mid ah ay sameysteen oo hadba aad dhan ugu ordeysaan war ilaahbaa deeqda baxshee dad jira noqda oo isku tashada hadii kale sidaa ayay weligiin idiin gumeynayaan hadii aad daba taagnaataan wax reera idinla mid ah ay leeyihiin ninkii adoonsi qaata ayunbaa la adoonsadaa waa qaacida la xaqiijiyey intii dunidaan ay jirtay, maxaa ka daadanaya oo hada ay heystaan beesha Warsangeli hadii ay dantooda gartaan oo ay isku tashadaan waa waxba, ragna i daa iyo baryo kuguma amaan Geliyo aduunkoo idil ilaa uu qofku naftiisa kaaga yaabo oo uu cabsado ma ahane falastiin ayaa ku xoroobi lahayd baryo iyo iska daba wareeg hadii wax lagu gaarayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*