DAAWO MUUQAAL: Turkiga oo Muqdisho keenay Boqolaal Kumaan-doos ah, Maxayse qaban doonaan?

Ciidan cusub oo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa waxay gelinkii dambe ee Khamiistii soo gaareen Magaalada Muqdisho, ka dib markii ay tababaro ku soo qaateen Dalka Turkiga.

Ciidankan oo dhalinyaro u badan ayaa waxaa loo soo tababaray inay ka qayb qaataan dagaalka ay Dowladda Federaalka Somaliya kula jirto maleeshiyada Ururka Al Shabaab.

Halka hoose ka Daawo Muuqaalka:

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*