DAAWO:- Siduu udhacay Weerarkii xalay lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka Puntland “Gudoomiye Dhoobo Xaguu joogay xilligii Rasaastu socotay?”.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed ayaa xukuumadda ku eedeeyey in ay ka dambaysay weerar xalay lagu qaaday Hoolka Baarlamaanka Puntland ee Garoowe .

” Ciidamadii Dawladda , xatta kuwii daraawiishta ee furimaha joogay noc ay yihiinba waa la keenay Hoolka Baarlamaanka ayeyna ku hareeraysan yihiin ” Ayuu yiri Gudoomiyuhu

Ujeedka weerarkan Xukuumadda Madaxweyne Dani ka leedahay ayuu ku tilmaamay inay tahay in si xoog ah sida ay rabto wax uga fuliso Baarlamaanka sharuucdana baalmarto .

” Sifo sharci ah baa Baarlamaanka ku imi , sifo sharci ahna waan doonayaa inaan xilkayga kuwaayo waxaa intaa kabadan maya ” Ayuu yiri Gudoomiyaha Baarlamaanku

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*