DAAWO:- Siyaasiyiinta Isaaq oo fasiraad usameeyay hadalkii Jabhadda Cawaale “Ajnabiga loo hanjabay Waa Isaaq ee ma ahan Cadaanka nagu dhexnool”.

Maxamuud Ducaale Saleeban oo kamid ah siyaasiyiinta Isaaq ee kusugan Barbara ayaa layaab kutilmaamay hadalkii kasoo yeedhay xubno iyagu sheegay in ay yihiin Jabhad udiyaarsan Xurreynta Gobolka Awdal.

Siyaasigaan ayaa sheegay in hadalka Jabhadda ay kamid ahayd in Dadka ajnabiga ah ay ka baxaan Boorame, balse waxaa uu xusay in ajnabi ay ula jeedaan Dadka udhashay Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here