
Kadib dhimashadii General Abdul-Aziz al-Fagham, oo ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee boqor Salmaan Bin Abdul-Aziz, ayaa waxa isasoo taraya warbixino ku aadan qaabkii uu u dhacay dilkiisu.
Al-Fagham ayaa waxa la sheegayaa in uusan ku dhiman rasaas ka dhacday gudaha magaalada Jeddah, kadib khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhex galay Mamdouh al-Ali xili uu ku sugnaa gurigiisa, sida hore loo sheegay.
Be the first to comment