
Faysal Cali Waarabe Ayaa Markii Ugu Horeeysey Ku Dhawaaqay Inay La Midoobayaan Mucaaradka Soomaaliya,Gar ahaana Jubbaland iyo Xisbiyada Kale.
Wuuxuna Sheegay Hada inay Tahay Xiliga Ay Siyaasinta Soomalida Ka Midoobi lahaayeen Arimaha Siyaasada Soomaaliya,Wuxuuna Dhanka Kale sheegay inay Soomaliland iyo Soomaalida Dhan Bad Baado U Bahan Yahiin.
Hoos Video