DAAWO VIDEO DEG DEG:Xisbi Weyn Nabad Iyo nolol Ku Dhawaaqistisa Muqdisho laga Dareemayo.

Magaalada Muqdisho waxaa Siweyn looga Dareemayaa qaban qaabada Xisbiga Nabad Iyo Nolol Xisbi Weyn oo Ku Midoobeen Xisbiyada Qaar Iyo Waliba Madaxda Dowlada Faderalka.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) in wadanka ay xilligaan ka jiraan Xisbiyo badan sidaasi daraadeedna uu soo socdo Xisbiga weyn oo ay ku midoobayaan Madaxda ugu sareysa dowladda fedetaalka.

Halkani Hoose Video Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here