DAAWO VIDEO QOSOL:Dabcasar oo Kabaha Kula Dul Socday Sheekh Shariif Iyo xasan Sheekh Maxamuud.

Soomalida Ayaa Siweyn waxay Uga Gilgilatey Dhawaaqi kasoo Yeedhay Sheekh Shariif Iyo xasan Sheekh maxamud Hadalada Colaada Huwanaa,Hadaba Dadka Baraha Bulshada Caanka ka Ah Ayaa Siweyn Uga Falceliyey Arinkaasi,waxaana Ka mida Dabcasar.

Waxaa uu ka Hadlay Inay xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif Qariyeen Dhibaatada baladweyne Iyagoo Sheegay”Baladweyne Waa laga Boodhaysan karaa ee kama Jiraan daa’dad Iyo Roobaab.

Video Hoos Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here