DAAWO VIDEO :Xaalada Puntland oo Jahwareer Ah,Gobolka Bari oo Maamul Gaar Ku Dhawaaqay Hadii Tabashada La Xalin waayo..

Xaalada Siyaasada Puntland Ayaa Jahwareer Xoogan wajahaya,Odayaasha Bari Ayaa Puntland Ugu baaqay Inay xaliso Dhibaatada Gobolka Bari,hadii taasi Samayn Waayaana Ay Qaadanayaan Talaabada Ku Haboon ee Puntland.

Xili Odayaasha Ku Guulaysteen Inay Ciidamada Maleeshiyaadka Ka Qaadan Boosaaso.

Halkani Hoos Ka Daawo

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

3 Comments

  1. Waxaas waa sheeko, Bosaso Gooni uma istaagi karto, ma aha magaalooyinka Gooni u istagi kara, Berbera hadii wadada berigaah laga xiro ama dagaal ka dhaco indha ayey isku qasataa, xitaa maalintii aan markab ama dooni imaan waa Goof cidla ah, ma aha Xamar oo kale, Xama waxkasta oo la xiro wey soconeysaa xaalada iyo noloshu, marka, dadka qaska wadaa haka fekeraan.

  2. Xogta sheene oo nootay xog been abuur ah,waxuu lamin noqday shine coley,dad risaqad kadhigtay been abuur & probagandhe risiqooda ayaa galay in aay been & buun buunin wax kuradsadan,kuwa beenta kushaqeysata Ayadaha Quranka kamid ah aya Nacaladay intas aya kufilan.

  3. Ku axmed

    Adeer waqti la is cabsiiyo iyo waqti laysku caga jugleeyo wey ka baxday. Raggu ciil cadaab buu ka doortaa. Reer Boosaaso ayaagoo soo taagan oo indhahooda shan ah ayaa Dekeddi, Airoporkii, Maxjarka laga qaatay oo Carab faraha loo geliyay haddana waxeey arkaan baaba’ noloshooda ku soo socdo marka in eey aamusnaan ku baxaan iyo in eey dagaal ku baxaan waxeey doorbideen in dagaal galaan oo hadii laga guuleysto ayagana wax beey galaafan doonaan oo aamusnaanta sidaan beey ka doorbideen.
    Marka bootada iyo caga jugleynta in aad iska dhaaftid maanta Maxamuud Saleebaan waxaa ka soo jorjeedo Dhulbahant, Warsangeli, Beelaha Majeerteen ee Bari marka soo sii daa waxa eey Aaran Jaan eey hayso.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*