DAAWO VIDEO:Buuhoodle oo Banaan Bax Soomaliland looga Soo Horjeedo Ruxay,Dagaal Ka Dhana Soomaliland Iclaamiyey.

Magaalada Buuhoodle Waxaa ka Dhacay banaan baxyo Waaweyn oo Looga soo horjeedo Maamulka Soomaliland,Ciidamada ,Shacabka Iyo Reer Buuhoodle Ayaa Dhigay Banaan baxyo Xoogan.

Magaalada Buuhoodle oo Ka Mid Ah Magaalooyinka Dhuunta U Galay Soomaliland Kuna Fashilantay Inay Marna Qabsato Ayaa Sheegay Inay Kasoo Horjeedaan Dhaqdhaqaaq Maamulka Soomaliland Gobolkaasi Ka wadaan.

Halakani Hoose Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*