DAAWO VIDEO:cabdiraxman Aar Wilkii calanka Soomaaliya Hargeysa Lagu Xidhay oo la Qiiroday Kulankii MD Farmaajo.

Cabdiraxman oo Ciidamada Booliska Somaliland Ka Dhex Qabteen Hargaysa Ayaa Waxa Ku Soo Ururay Dad Shacab Ah Intii aan Boolisku Iman Waxana loo Taxaabay Xabsiga Isago Markii La Soo Dayey Ba Wax Yar Ka Dib u Duulay Magaalada Muqdisho oo u Hada in Mudo Ah ku Sugna Isago Hada la Kulmay Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku Qaabilay Qasrigiisa

waxaana uu la Qiirooday Kulankii Madaxweyne Farmaajo ku Qaabilay Madaxtooyada Soomaaliya.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*