DAAWO VIDEO:Cali Khaliif oo Cadeeyey Inuu Soomaaliland Ka Quustay Muqdisho Door Biday Wada tashi Siyaasinta SSC.

Garabkii Cali Khaliif ee Khaatumo Ayaa Cadeeyey Sababta uu magaalada Muqdisho Ujoogo Cali Khaliif Laydh Kadib markii Hargeysa Wada Hadalkii Ay la Galeen Socon Waayeen,Waxaana Madaxweyne Kuxigeenka Cali Khaliif Ku Sheegay Inay hada Socon Waayeen Wada hadaladaasi Ay Soomaliland La La Haayeen.

Cananuug Madaxweyne Kuxigeenka Ayaa Sheegay”waxaa uu Jooga Odayga Muqdisho oo Shirar Mustaqbalka Siyaasada Uga Socdaan,hadii Ay Socon waayeen Wada Hadalkii Soomaliland Waxaa Jira Qorshe Koowaad Iyo Mid labaad Talaabada Xigta ee Anu Qaadayno Markii Wada Hadalka Socon Waayeen.

Waxaa uu Sheegay Madaxweyne Kuxgeenka Inay Wixii Lagu Heshiiyey Diidey Soomaliland.

7 COMMENTS

  1. Suldaan Dabka aad baan kuu salaamayaa sxb waana dareemay qaniinyadii aad nagu dhajisay hahahaha. War suldaan haddee qoladeenan MS talada iyo garashadaa aad nooga xumaaday maxaa yeelay meeshii dhamayd oo la isla dhistay anagaa isku soo koobnay.

    Waa ognahay Dab La Ridoow in aanu ceebtii ugu xumayd dhex fadhino waxaase noogu wacan kuweenii siyaasadda lagu haleeyay oo noqday maangaabyo aan waxna xeerinayn saad aragtaan. Haddee shicibku badankiisa waa ka xun yahay in tol weynaha Puntlaand wada leh sidan xukunka looga xigsado oo waxaanu u bugnaa in mar qura nin Warsan ah ama Hartiga kale loo dhiibto sababtoo ah wax badan baa is beddeli lahaa runtii.

    Aniga aragtidayda waxaa ku talin lahaa in qof qura matalo MJ oo dhan oo kursiga madaxweyne laga dhigo wareegto afartii sano ba beeshoo xaq u leedahay. Ma garatay suldaan?

  2. @ Caaqil Fanax

    Wale Waxgarad iyo Caaqil sare ayaad tahay, Sida aad adigu uga xuntahay kuwa badan baanba dareensanayn oo u haysta meeshu in ay tahay Dhaxal MS keliya uu u leeyahay.

    Puntland Saddexdi warqadood ee lagu dhisay MJ & Dhulos & Waros Ayey ahayd laakin waxaa meesha ka soo baxay Rag macaan jecel ah oo jeebkooda keliya ka hadlaya.
    Waan kugu Raacsanahay in Xukunka puntland laga dhigo wareegto AFARTI sano mar oo Harti weyne oo dhan laga qayb geliyo.
    Anigu waan ka xumaadaa markaan arko Cali Saleebaan cabanaya ama dishiishle dacwoonaya oo qaar badan oo waxma garato ah ay ku leeyihiin Dashiishle difaaca puntland kama qayb gala sida awgeed kursiga waxba kuma leh ama cali saleebaan difaaca puntland kama qayb galo sida awgeed cirka ha loo diro. Caaqil fanaxow waa dhif in nin waxgarad ah MS ah uu u hadlo sidaad u hadasho oo kale. wale waa ku yaryahay puntland.
    Xita odeygan wata Atoore oo marba magaca soo bedela wuxu soo qori jirey cali saleebaan iyo dishiishle iyo jibraahiilada iyo dhulos kama qayb galaan difaaca puntland. marar badan baan ku iri in MS keliya uu xukunka hayo ma distuurka puntland bay ku jirta.
    Laakin marwalba waan oga in cumar maxamud ka laga ilbaxsan yahay oo ay iska yihiin Duul cilmi & Caqliba aan wax laga weydiin iyo dhaqan ay la dhaqmeen hawiyena dhib badan buu keenay.
    MS dhibaatada keliya uu keenay waxay tahay wuxu kala dilay Hartiweyne. waa kaas dhulos Xaalkiisu xumaaday oo nacayb badan uu galay.cali saleebaan & dishiishle warkoodaba iska da’a

    Aad ayaan ugu farxa markaan arko nin MS oo xaqa iyo runta sheegaya sababtaas ayey rajo badan noo gasha oo aanu u niraahna ”’ DUNIDU WELI WAA KHEYR ”’

  3. Maxamuud Saleebaan hal buu dadka dhan ku dhaafay waxeey si fiican u yaqaanin sida beelaha yar yar loogu shaqeysto ee amarkooda daacad u noqdaan.

  4. Muxamad bin salman waa odeygi atoore ee dhaqanka xuma ee aan isku kalsoonayn in uu Rag la doodo isago aan shukada dumarka wadan.
    Sheekaddi wuxu ka dhigay nacayb loo qabo MS.
    Caku Caqli cumar maxamud ee iljeex ku Milmay ?

    • Ku Dab La Riday

      Cumar Maxamuud waxuu Hawiye ka bartay sida loo dagaalamo oo waaka maanta Warsangeli waqooyiga joogay in eey rabaan dhulkooda in uu Cumar Maxamuud difaaco.

      Laakiin mid waan kuugu raacay Cumar Maxamuud waa doqomo oo waxeey keeni waayeen caqli oo dariskooda Hawiye kula heshiiyaan oo ey nabad ku nooladaan sida Majeerteenka kale oo idil oo nabad ku nool xataa Hartiga kale dariskooda aan Daarood ahayn nabda kuwada nool ayagana waxaa lagu soo diraa dariskooda in eey la diriri raan maangaab nimadooda.
      Caku intee caqli lagu gadaa aan u soo gadnee xataa Quraanka waa sheegay oo muhiimadda dariska leeyahay.

      • Allaahu Akbar! War illen afkala jeexanoow waxaad doontaad ku hadashaa! waa cajiib wallhi. Horta inaan kula gurto waxaa kafiican inaan kugu qoslo lkn bal aan HAL ku xasuusiyo horta iska caaytan oo af caaytamay ninkiisuu kuyaalaa! Hawiye dagaal uu galay oo ku guuleestay weli taariikh Kuma heeyno wax baa xuduu lageeyay aad kusoo cel celisaana goob jog Ayaan uahaa oo hawiye lugta uu kulahaa waa in uu isticmaalayay

        raxanweeyn
        Dir
        Jareer io weliba intii somali weeyn aheed oo koonfur joogtay
        Tan labaad Daarood ka koonfur oo weliba xataa half aan aheeyn ayaad la dagaasheen hase ahaatee maxaad kadheefteen? JABKII la ogaa baa idinka raacaye?
        Cumar Maxamud dhulkiisii buu joogaa oo maamulkiisa io kala dambeen ku heestaaye idinkoo hawiye nuskiis ah bal HAL maamul oo aad udhantihiin masameeysan kartiin? mise MASEERKA Cumar Mahaxmud uunbaad ku jireeysaan ilaa io qiyaamaha?
        Heedhe aduunka dhib baad kudhameeysateen aakhirana NAAR baa idin sugeeysa
        BEEN io FAAN io NACEEB idinka io Isaaqba waad ku halaagsanteen mana joojineeysaan!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here