DAAWO VIDEO:DEG DEG Dhoobo oo U Galay Somaliland Kadib Amar Lagu Xidhay Puntland Soo Saartay.

Wararka Ugu Danbeeyey Ayaa Sheegaya Inuu Gudoomiyaha Gadoodsan ee Xilka Laga Qaaday Dhoobo Degmada Xingalool Uga Anba Baxay Dhanka Gobolka Sanaag Iyo Ceerigaabo,Muuqaalka Ugu danbeeyey ee usoo Diray Wuxuu Ku Sugnaa Meel Banaanka Magaalada Ah.

Waxaa Xogta Sheegaysa Inay Puntland Isku Dayday Inay Xidho Amar Madaxtooyada Bixisay balse uu Ka Baxay Magaalada Garoowe Isaga Iyo Ciidan Ilaalo U Ah oo faro badan,Degmada Xingalool Ayaa Siweyn Loogu Soodhaweeyey Shalay.

Dhoobo Ayaa Sheegay Inuu Booqanayo Dhamaan Deegaanada sanaag Xaalada uu u Kuur Galayo Siday tahay Hada Sanaag.

Video Hoos Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here