DAAWO VIDEO:Fiqi”Madaxweyne Farmaajo Wuu Naga Raali Galiyey Dhacdooyinka Hore Anagana Waanu ka Qanacnay.

Magaalada Muqdisho waxaa Heshiis Weyn Ku Gaadhey Dowlada Faderalka Soomaaliya Madaxdooda Iyo Madaxda Dowlada Faderalka Soomaaliya,kaasi oo Lagu Sheegay Inay kaga Heshiiyeen Arimaha U Dhaxeeyey Khilaafka Soo Jiitamayey Maal mahii Ugu danbeeyey.

Xildhibaan Fiqi oo ka mida Barlamaanka Soomaaliya Ayaa Sheegay Inay Madaxda Dowlada faderalka Soomaaliya Uga Raali galiyeen Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Dhacdooyinka Hore ee Madaxweynayaasha Lagu Joojiyey Dhowr Jeer.

Fiqi Wuxuu Sheegay Inay Maanta Ku wada qanceen Mucaaradka Raali galintaasi xalkuna Sidaasi Kujiro.

Halkani Video Ka Daawo

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*