DAAWO VIDEO:Foosiya Yusuf Xaaji Adan oo Weerartay Sheekh Shariif Iyo xasan Sheekh.

Wasiiradii Hore ee Arimaha Debada Soomaaliya Foosiya Yuusuf xaaji Adan Ayaa Ka Hadashay Dhawaan Fariintii Colaada kasoo baxday Xisbiyada Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif,Waxayna Sheegtey Inay Umada Soomaaliyeed Ku Abuureen Colaad Cusub Iyadoo dalka Soo kabanayo.

Wasiiradii Hore ee Arimaha Debada Soomaaliya Foosiya Yuusuf xaaji Adan Ayaa Sheegtay In Madaxda Dowlada Iyagana Looga Bahan yahay Inay Xurmeeyaan Madaxda Hore ee dalka,Sidaasi oo kalana Madaxda Hore looga Bahan yahay Inaysan dalka Colaad Ku Abuurin.

Halkani Riix Video Foosiya Xaaji

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. ASC.
    Haddii soomaaliya la tix raacayo diinta Islaamka waa in la soo qabtaa Shariif Madoobe oo la hor geeyaa maxkamad milatari oo an naxin.Waayo Shariif waxuu laayey boqolaal aabayaal iyo wiilal soomaaliyeed suu u helo jago iyo dhaqaalo badan.
    Shariif labo sano ka badan buu xamar ka ahaa madaxweyne ee maxuu xamar kaliya u soo qabtay?War ninka soo qabta waa dambiilee.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*