DAAWO VIDEO:Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Hadal Qiiro Kugu Ridaya Jeediyey barlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Barlamaanka Aqalka Sare ee Dowlada Faderalka Soomaaliya Ayaa Hadal Jeedin Qiiro Badan waxaa uu ka Jeediyey Xarunta Barlamaanka,Kulankii Shalay Kaga Hadlay labada Barlamaan.

waxaana uu Ka Hadlay Khilaaf yaala Labada Barlamaan Dhexdooda oo Dhibaato ku Ahaa arimaha Siyaasada Dalka Iyo dajinta Sharciyada Dalka.

Halkani ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here