
Xasan Sheekh maxamud Iyo Sheekh Shariif Ayaa Dowlada ku eedeyey Xili Maamulka Hirshabelle Sheegay Inuu Isaga Joojiyey Inay Diyaaradaha tagaan Magaalada Muqdisho.
Muuqaal
Xasan Sheekh maxamud Iyo Sheekh Shariif Ayaa Dowlada ku eedeyey Xili Maamulka Hirshabelle Sheegay Inuu Isaga Joojiyey Inay Diyaaradaha tagaan Magaalada Muqdisho.
Muuqaal
Copyright © 2019 | MH Magazine WordPress Theme by MH Themes
Hadii farmaajo lasaaro ma heshiinayaan.mida kale fatahaada miyuu itagay mise caay shariif Wadan Kama naxayo ilaahay umada Hala qabto kuwa usacabinaya toloow maxaay ugu sacabiyeen.reer balatweene in ay caayriyaan baay aheed waayo Soomaali oo dhan baa ugurmatay shariif xuu uqabtay
Bal maxaa ka maqan, afar afar sano ayey soo maamulayeen wadan ,wali wey qaylinayaan, la arag wax qabashadoodi, iyo in Gabre lagu wareejiyey madaxtooyadii, hadda waxay rabaan in ay Afar geesoodkii 90kii nagu celiyaan iyo dagaal sokeeyo, walee hadaan Hawiye qaban labadaa nin ,in xamar lagu kala tegayo. bal aan aragno waxa ay sameeyaan.