DAAWO VIDEO:Khaatumo oo Ka Hadashay Maamul Sool,Sanaag Iyo cayn Loo Dhiso Iyo Dowlada Faderalka.

Khaatumo Ayaa ka hadashay Arimo Dhowra oo ka Mid Yahiin,Maamul Loo Dhiso Deegaanadaasi,Shaarti Sheekh Shariif Iyo Siyaasada Puntland ee Xiligani ku Sugan Tahay.

Afhayeen U hadlay Khaatumo Ayaa Sheegay Inay Cambaaraynayaan hadalkii Sheekh Shariif ee uu Colaada Ku Iclaamiyey,Sidoo kale Maamul Deeganada Loo sameeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here