DAAWO VIDEO:Sheekh Shariif oo naftiisa La Hadlaya 10 Waji oo kala Nooc Ah Iyo hadalo is Burinaya

Halkani Weeye Isbadalada Meeshaan Kasoo Galayno waxaa uu Xiligaasi Sheekhka Dowlada kenya Waraysi uu Siiyey BBC Ku Sheegaya Inuu Yahay Heshiiskaasi Mid Aad U wanaagsan.

Madaxweyne Hore Sheekh Shariif Isagoo Ahaa Qofka Dalka Sharciga Ku Ilaalinayey Hada Wuu isbadaley Wuxuuna Sheegaya Inuusan waxba Ka Ogayn Heshiiskaasi Dowlada Kenya Lala galay.

Haduusan Sheekh Shariif Heshiiska Waxba Ka Ogayn Yaa dalka Madaxweyne Ka Ahaa…
Madaxweynaha Hore Sheekh Shariif hada Wuxuu Saxiibadiisa Siyaasada Weydiinayaa Yaa Dalka Madaxweyne Ka Ah,Farmaajo Ma Maamule,Waxaase Ahayd Su’al Ku haboonayd In Isaga La Weydiiyo Xiliga Heshiiska La Saxeexayey Yaa dalka Madaxweyne Ka Ahaa?

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*