DAAWO VIDEO:Sheekh Umal oo Loo Diidey Muxaadiro Muqdisho Inuu Ku Qabto,Dagaal Muqdisho Culimada Iyo Dowlada.

Culimada Muqdisho Ayaa Dagaal ka Dhex Bilowday U Dhaxeeya Sheekh maxamed Cabdi Umal Iyo Culimada Reer Muqdisho,waxaana loo Diidey Muxaadiro uu ku qaban lahaa Magaalada Muqdisho,Sheekh maxamed cabdi Umal Ayaa Soo dahjiyey Ogaysiis Muxxaadirada.

waxaana Intaasi Kadib Sheekh Soomow oo Gudoomiyaha Culimada Muqdisho uu Sheegay Inuu Sheekh Umal yahay Ninka Dhibaatada Abuura Kana Danbeeya,Muxaadirada oo ka Hortaga Masiibada Ahayd Ayuu Sheekh Soomow Ku Tilmaamay Inuu xasiibada ka Danbeeyo Sheekh Umal.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Dhanka Dowlada Wasiirka Ciyaaraha  Ayaa Sheegtay In Muxaadiro Ana Lagu War galin Ana lagu Qaban karayn magaalada Muqdisho,Sheekh Umalana uusan Qabanayn War Galin La’aan tarteeda.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*