DAAWO VIDEO:Soomaliland oo Sheegtay Inay Ka Qeyb Qaadanayso Gurmadka Fataahada Baladweyne.

Maamulka Soomaliland Ayaa Sheegay Inay Ka Qeyb Qaadanayaan Gurmadka Fataahada Baladweyne,waxaana Markii Ugu horeyey Gudiga Gurmadka Soomaliland La Kulmay Masuulin Xukumada Soomaliland ,waxayna Ka Wada hadleen caawimaada Baladweyne.

Gudigani Soomaliland oo Gurmadka Webiga Shabelle ee Baladweyne Ayaa Ka Kooban Culimo,Bulshada Rayidka Iyo Rugta Ganacsiga Maamulka Soomaliland oo kulankani Ku Shaacinayey.

halkani Hoose Video Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here