DAAWO VIDEO:Soomaliland oo Xilka Qaadista Dhoobo Siyaab leh Uga Hadashay Hargeysa Ugu Baaqday Inay Imadaan.

Maamulka Soomaliland Ayaa Jaanis ka Raadinaya Xilka Qaadista Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Dhoobo waxayna Sheegeen Inaysan Helayn wax Uga Wanaagsan  ,Puntland Xilalka Ka Qaadayso Masuulinta Sanaag.

Xildhibaano Maamulka Ka Tirsan Ayaa Siweyn Uga hadlay Arinta Xilka Qaadista,waxayna Gobolka sanaag Ugu baaqeeen Inay Soomaliland Kusoo Biiraan.

Hoos Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*