DAAWO VIDEO:Turkiga oo Ciidamo Usoo Diraya Somaaliya Kenya oo Ka Xanaaqday ..

Sida Todobadkani uu Qoray Wargeyska Eastafrica waxaa Dowlada Soomaaliya Kala xajoonaysa Dowlada Turkiga iyo Ereteriya Inay Keenaan Ciidan ka Madax Banaan AMISOM,Ciidankani Waxay Ubadan yahiin Tababarayaal Ciidanka Soomaaliya Tababaraya Iyadoo Amisom Ka Gaabisay Wixii Soomaaliya Loo keenay.

Ciidanka AMISOM Ayaa Qorsahaha Ugu Weyn Soomaaliya Ahayd Inay Tababaraan Ciidan 30kun oo Askari Inta Dhamaadka 2021,Balse Ilaa Hada Waxay Tababareen oo kaliya 10kun Sida Warbixinta lagu Sheegay.

Dowladaha Ingiriiska Hogaaminayso Ayaa Qaramada Madoobe Ku Riixaya Inay Ciidamada AMISOM Ka Baxaan Soomaaliya 2021 Si Tartiib tartiib Ah.

Hoose Ka Daawo Video Warbixinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here