DAAWO VIDEO:Wiilki Aar ee Calanka Sharfay oo Bahdiley Fanaankii Diidey Calanka”Soomali Waanu ka Raali Galinaynaa.

Xili Maal Mahani Muuqaal lasoo Galiyey Social Muujinayo Nin calanka Soomaaliya Diidey oo Xildhibaan Reer Sool oo Kuwa Lagu Adeegto Shahaado gudoon Siinayo.

Madaxweynaha Somaliya Ayaa Bilad Ka Samaysan Astaanta Calanka Somaliya Gudoonsiiyey Cabdiraxman Aar oo Ah Wiilkii lagu Xidhay Magacaabay Hargaysa Ka Dib Markii u Ka Muujiyey Calanka Somaliya oo aan Mudo Sodon Sano Ah lagu Dhex Arag Hargaysa

Halkani Hoose Video Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here