DAAWO VIDEO:Xasan Sheekh Maxamud oo Shariif iska Hormarinaya Gudoomiye Madasha Noo Hadlaya”

Xasan Sheekh maxamud Ayaa Isagoo Ugu talo Galay Inuu Hadalada Xanafta Leh U Dhiibo Sheekh Shariif Si  Sumcadiisa uu U Baabi’iyo waxaa Qudbadisa Si Kooban Uga Hadlay Joojintii Iyo xaalada.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si ula kac ah maanta isku dayday in ay baajiso Safar maanta ay ku tageen Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Xasan Sheekh Maxamuud  waxaa uu sheegay in saacado kooban lagu xayiray Garoonka Muqdisho, islamarkaana dowlada dhexe ee Soomaaliya ay ka dambeysay falkaasi.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Howshaas dadkay u taalay waxay isku mashquuliyeen arimo kale oonan khuseynba. Bal mey arimaha bini’aadminimo wax ka qabtaan intey Madax hore kolba isku hor banadayaan. Khara. Xaarmaajo, Kheyrlaawe, iyo kuwo quus ah oo Lugta Gareen uu ka mid yahay ayaa iska tawaawacay. Ishii buktaay ku bikaacso ayaa meeshaas ka dhacday. No more University of Indho Cadeys ama Indho Caseys. Yaa waali cali cas. hala hala hala. kkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*