DAAWO VIDEO:Xisbiyada Soomaliland oo Sheegay Inay Ka Tashanayaan Soomaliland Xaarana Ahayd Gudiga Doorasahada.

Xisbiyada Mucaaradka Maamulka Soomailand Ayaa ka Horyimi Ansaxinta Xubnaha Doorashada Soomaliland oo Golaha Wakiilada Soomaliland Qasab Ku meel Mariyeen Siday Sheegeen,Kulan Xisbiyada UCID Iyo WADANI Yeesheen Ayey Ku Diideen.

Waxay Sheegeen Inay xaaran Ahayd Ansaxinta Xubnahani oo Iyadoo Xisbiyada Diidan Yahiin Xoog lagu meel Mariyey,Xisbiyadani Ayaa Shir Soomaliland Looga Tashanayo ku baaqay.

Video Hoos Ka Daawo

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. @ Ahmed

    Marka hore waan ogahay in aadan noo kala hiilin karin ileyn anaga isla dhalanaye, Tan kale Laba walaalo ah wey isku qabtaan ama isku khilaafaan arimo badan laakin markay arkaan iidoorka wey iska heshiiyaan.

    Tan saddexaad waan kaa gudoomay tacsida aad warsangeli uso dirtay ee tiri dhib iyo tacadi baa idin ka soo gaadhay halkaas. Bal horta qabso Ahmedow Majeerteen uma dhama ”’Aaranjaan ”’ ama ”’ Al-itixaad ”’ qofba sidu u yaqaano, Example Cumar maxamudka Gaalkacayo wey ka soo horjeedaan ”Aaranjaan” ama ” itixaad”’ waxaa kalo ka soo horjeeda Cali saleebaan oo dhan iyo Dishiishle iyo Majeerteenka yaryar oo dhan. marka sheekadda ” Aaranjaan ” Majeerteen ayaanba u dhamayn ee Arinta ha nooga dhigin in Walaalaheen Majeerteen ay na wada Xumeeyeen. Boqorka majeerteen iyo isimadda majeerteen wey ka soo hor jeesteen waxa ka socda Garoowe. waana arinka khatarka ku haya PUNTLAND Burburkeedana keeni kara.

    Adiga sida aad filimka u dhigaysay ma aha mana noqon karto, anigu waxaan qaba ceeb weyn iyo khalad ayaa dhacday waana in laga wada hadla oo ama la iska raali gareeyaa ama lagu kala taga ”’Simple as That ”’ Labadaba Warsangeli diyaar bay u yihiin.

    Sow Ma ogid ”’ Aaranjaan ”’ majeerteen ma wada aha ee waa ”’ Minority ”’ yar oo ciise maxamud ah iyo cusman maxamud. Haddu noolaan laha Cabdulahi yusuf Buurihi uu saaray beri hore kama aysan soo degeen wale.

    Anyway Majeerteen waa wada dhalanay Wadanka somaliya ahna waanu wadan degna Dadka waxaa ku wada Filan ”’ QARANIMO ”’

    Qof iyo Qoys iyo Qabiil Qaran ma noqon karaan. Dadka waxaa wada deeqda waa Qaranimo loo dhan yahay ee ma aha Maamul Goboleed .

  2. Dab La Ridey

    Durdaba sowdiga calankii cadaa lulay. Dudniinkiinu ileyn waa iska dhayal sxb. Qabiilkiibaa ka weynaadey. Iidoorka’se hinaase weyn baa idinka Haya. Tollow ma Dhuulooska ama Gadabguirsiga ayaad ka maseyrteen? Doorka danbe Aniga iyo Adigu xisbi ma wada dhisanaa oo Adiguba maad na hogaamin anna ku xigeen ka kuu noqdaa? Kkkkk Mise mid kaleeto ku xigeen ma u dooran oo aniga Wasiir aad eryi karto ma ii magacaabi? Kkkk Hinaasuhu ma’idinka bi’i doonaa hadii aydin gadhwadeen noo noqotaan oonu anaguna doorkan xilka idiin dabo fadhiisano? Kkkk Mise heeryadii idin saarneyd eed qabatinteen ayaydin hoos huluulan doontaan weydinkan durdaba u darsadeye? Kkkk

    Sxb anigu maanta aad baan kuugu damqanayaa oo batoorta walaalkaa waa loo calool adeygi karaa, ta jaarka’se waad ka oloshaa. Wiidiina lama xamili karo maanta.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*