DAAWO VIDEO:Xog Yaab Leh Dagaalka Sadexaad Wuu Bilowday Cida U Dhaxeeyo Sidu U Dhacayo.

Dagaalkii Labaad ee Adduunka wuxuu ahaa dagaalkii ugu burburka badnaa taariikhda aadanaha. Tixgeli taas, qiyaasta muxaafidka ah ee dhimashada Dagaalkii Labaad ee Adduunka waa 60 milyan oo qof, ama qiyaastii 3 boqolkiiba dadweynaha adduunka waqtigaas.

Si kastaba ha noqotee, illaa xad ka weyn Dagaalkii Koowaad ee Adduunka Iyo natiijada Dagaalkii Labaad ee Caalamka waxay umuuqdeen inay ku beegayaan abuurka dagaal kale oo xoog weyn oo Dhaci Doona Kaasi oo Mar Horaba La Saadaaliyey Inuu Dagaal sadexaad Jiro Doono Si uu Noqdaba.

Sidaasi oo Tahay Dagaalkii Koowaad ee Aduunka Iyo Kii Labaadba Waxaa Yaraa Hubka Nooca Xiligaasi la Haystey,Maantase waxaa Laysku samaystay Nooc kasta oo Hub Ah oo Macquul Ahayd Inuu Aadamaha Fakaro Samaysasho hub Noocaasi Ah,Gantaalaha Yaabka Leh,Diyaaradaha Hawada Yaacaya ee Bilaa Duuliyaha,Internet Ka Hubka La Shaqeynaya Dhamaan waxaasi Ma Jirin Dagaalada Hore.

Hoos Warbixin Ka Daawo

Lakiin Maanta Waxaasi oo Dhan Cid kale looma samaysan ee dal kasta inuu maalin Isku Difaaco Ayuu U sameeyey Iyadoo la saadaalinayo dagaalka Sadexaad ee Aduunka.

Hadaba Aan Ka Yaabiye Dagaalka Ay Ku Dhinteen 60 Milyan iyo Hubka Xiligaasi La Haystey Siduu u yaraa Iyo maanta halka Xaalka yahay Aaynu in yar Idinku Sharaxno Xogta Shiine Media.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*