DAAWO VIDEO:Xogtii Ugu Danbeeyey Warsangali oo Sheegay Puntland Ka Baxeen Xilka Qaadisti Somaliland Ku Birayaan

Beesha Warsan Gali Ayaa Ku Dhawaaqay Go,aankii Ugu Cuslaa oo Ay Uga Hadlayaan Xilka Qaadista Gudoomiyaha Barlamaanka,Waxayna Sheegeen wada Tashi Inay iskugu laabanayaa Arintani Uga Go,aan sanayaan.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Hadiiba Maskaxdoodu intaa leg tahay, ha aadaan meesha ay rabaan. waa dad aan u bisleyn siyaasada, qasab ma ahaha in uu meesha fadhiyo Dhoobo, mar haduu dastuurkii ku tuntay. kuwi idin soo eryey aada dheh.

    • Maasaakiin, ma saas ayaa u dambeysay Warsangeli in maanta la yiraah orda ku noqda Soomalilandtii idin soo eryatay.
      Ahhhhhhhhh xanuun badanaa. Ahhhhhhhhh

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*