DAAWO:- Xilliga la dooranayo ninka Badalaya DhoobaDaareed oo la shaaciyay iyo Gudoomiye Dhoobo oo la filayo inuu hadlo Hadda.

Kadib markii Maanta Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ay xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin Dhoobo-daareed ayaa waxaa la Magacaabey guddi ka Shaqeyn doona doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland.

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanka Puntland Abuukaate Cabdi Casiis ayaa Magacaabey Guddi ka kooban 7 Xubnood,kuwaas oo lagu amray in mudo kooban ay ku qabtaan doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

8 Comments

    • Dameerka iyo Faraska waa isku family waxa kali ah oo ay ku kala duwan yihiin waa genetics, Dameerku wuxuu leeyahay 62 chromosomes halka Farasku uu leeyahay 64, haddii MJ fardo yihiin,warsangeli Dameerro yihiin baqalka oo 63 chromosomes leh yaa noqonaya tolow maa dhulbahantaa baqalku?

  1. Ahmed

    Waar waan idin wada salaamay.

    Jubalander

    Kkkkkkkk Qosolkii ayaa iga dhamaadey. Habro Gamaanbey isku yihiinaa? Kkkk

    Gamaanka la eego Baqlaha ayaa ugu liida. Waayo iyaga waa la rartaa uun. Labada kale iyagu ficilbeyba leeyihiine baqluha midh loogu Iman maayo. Qooqnq kaba fog. Kkkk

    Dhulbahantuhu waa ficil miidhan oo waa rag aanan quudhsiga qaadan. Kolkaas anigu baqlo kumaan to lmaami laheyn.

    Laakiinse Qofkaas Aargoos la yidhaa wacdaro ayuu meesha la yimid. Kkkk

    • @ Ahmed, saaxib anigu Dhulbahante baqal kuma aana tilmaamin,laakiin maadaama qofkaas Aargoos wata uu faras iska dhigay,warsangalina dameer ku sheegay,markaa anigu isaga ayaan su’aal weydiiyey thats all.

  2. Jubalander

    Gartay sxb. Adiga kumaan dhaliileyn. Su’aashaada waan ka helayba. Kkkk

    Anigu gamaan ayaanba odhan lahaa hadaan commentiga kaaga horeyn lahaa. Adna Saynis baad la aadey oo Chromosomes iyo dna baad la aadey. Kkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*