Dagaal Dadbadan ay ku dhinteen oo kadhacay Magaalada Ceerigaabo

Dagaal Xoogan oo sababay Dhimasho dhaawac ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Waqadariya oo dhinaca Waqooyi Beri ka xiga magaalada Ceerigaabo.

Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta laxaqeejiyay Sedax Qof ayaa Dhimatay halka intaa in kabadan ay dhaawacantay.

Dagaalkan ayaa ka dhashay kadib markii Malleeshiyaadku isku qabteen Dahab iyo macdano kale oo laga qoto buurta.

Dadka Deegaanka gaar ahaan odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ayaa waxa ay wadaan dadaalo xoogan oo Dagaalkaa lagu qaboojinayo mana jiro ilaa iyo hada wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Soomaaliland

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*