Deg-deg:- Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo hadda xilkii qasab looga xayuubiyay iyo Xiisado kataagan Garoowe.

Mudanayaasha Baarlamanka dowladda Puntland oo saaka kulan ku yeeshay xarunta golaha wakiilada ee caasimadda Garoowe ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii Baarlamanka Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).

Kulanka oo ay  fadhiyeen 53 mudane ayaa 49 xubnood oo kamid ah u codeeyeen xilka qaadista guddoomiyaha, halka 4 xildhibaan ay ka aamustay, waxaana sidaasi xilka looga qaaday guddoomiye Dhoobo.

FAAHFAAHIN FILO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Asc Wr Wb Intii Dhimatay Ee Masaakiintii Shacabka PPuntland Ee Dilen Deni iyo Faroole Afbalaar Allaha Siiyo Jannatul Fardawsal Aclaa. Puntland maanta waxaa ee kusocotaa burbur haddan laga qaban Aaran Jaan iyo Deni Uusbuur. waxaa Puntland maanta ka dhacay Inqilaab lagu sameeyay Baarlamaankii Puntland ee la xisaabtami Laha Deni Tuug Iyo Faroole tuug. Tuugtii Markii lalaxisaabtami lahaa ayay maanta keeneen inay weeraraan Baarlamaanka Puntland.
    dhawr shey oo khaldan ayaa Puntland ii muuqda oo kala ah:
    1. isimadii Puntland oo noqdey lahastayaal.
    2. Baarlamaankii Puntland oo noqdey tuuga u adeega Deni uusbuur iyo Faroole iyago lafahoda ucabsaday.
    3. General Muxyadiin oo ahaa kawaanleeydii cuuse riyoole mooryaan ahaa ayaa isagana ku biiray weerarka baarlamaanka.

    Haddan Puntland sidaa isu dhaami weyso, waxaa la oran doonaa war xagge wax ka bilownaa.
    Haloo duceeyo Puntland waxaa ee kusocotaa burbur iyo kala tag.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*