DEG DEG VIDEO:Suldaan Wabar oo Hanjabaadi Ugu Cuslayd Muuse Biixi u Diray”Hargeysa Anaa leh Buu Yiri Anigana Awdal Anaa leh”

Suldaan Wabar oo Mudo Dagaal Kula Jira Maamulka Soomaliland Ayaa Markii Ugu Horeeyey Bixiyey Waraysi uu Uga Hadlayo xaalada Siyaasada Maamulka Soomaliland,Dagaalka uu Kula Jiro Iyo Waliba Eedayn uu Ujeediyey Madaxweynaha Soomaliland Muuse biixi cabdi.

Suldaan wabar Ayaa Sheegay Inuu waligiisa Hargeysa Sheeganayey Inuu isagu Leeyahay ,Horayna Muuse Biixi U Sheegay inaan lagu Xukumayn Hargeysa Isaga uu xukumayo.

Waxaa uu Sheegay In Hadii muuse Biixi Wax qabanayo uu wax ka Qabto Tabashada Iyo Dhibaatada kasoo Baxaysa Sool Iyo sanaag,Xili xataa uu Sheegay saraakishiisa Inuu Qancin Kari waayey Muuse Biixi.

Halkani hoose Video Ka Daawo

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*